SIMAD Graduates Tracer Study
Sep 14

SIMAD Graduates Tracer Study

22 thoughts on “SIMAD Graduates Tracer Study”

  1. it is always a pleasure to be one of this great SIMAD FAMILY, I recieved SIMAD university high quality education & I would like to say countless thanks SIMAD.

  2. I am Omar Mohamed Ali Rage I graduated SIMAD University in 2018 Faculty of economics special class BECO-07. My status is Master student in Kenya special ly Kenyatta University in school of Economics in department of applied economics and my specialization master of economics ( finance) and I am also work affiliate making online business.
    Lastly I am greeting my University and Teachers who helped me to study my first degree in my home country.
    Thanks in advance all SIMAD Family.

  3. Mahadsanidiiin Simad family waxaan halkaan ka salaamaa dhamaan mamulka, macalimiinta iyo ardayda SU.

  4. hambalyo simad wadankan waxaa u soo qabateen kaalin weyn oo lama ilaabaan ah xiliyo adag waliba

  5. Asc hahda SIMAD, waxaan ka mid ah ardayda Jaamacadda simad ka qalin jabisay gaar ahaan class 2019 BPl02

  6. Mahad balaaran ha idinka gaarto dhaman mamulka, Macaliminta & ardayda SIMAD family, aad ayan idinkugu bogaadinayaa shaqadaan & kuwa la midka ah oo aad bulshada soomaaliyeed u heysaan.

  7. Happy 20th anniversary. I am so happy and proud of my big Simad family also I was graduate Simad University in 6 sep 2018 college of economics wish u all the best i

    1. Happy 20th Universary my family Simad.
      My name Deka sh Ahmed Mahamud
      I gratueted Simad University in 2014 faculty of Businesses Administration,class of BBA10 also I’m one of CPS student in MBA at OUM collaboration by Simad University.
      Know I’m CEO & founder At Deeqsan style center where located by Ollow mall Dabka injection muqdisho somalia.

  8. Hashim Ali Siad one of SIMAD University alumnai and be proud to be one of this great organization.
    SIMAD University family.

  9. Asc, dhamaan SIMAD FAMILY meel walbo ad dunida kajoogtan ,,
    Waxan kaloo hampalyo udirayyaa maamulka sare iyo maclimiinta jamacada simad waxan bogadinayyaa sida har iyo habeen ugu dadaalayyaan sidee uso saari lahaayeen dhalan yaro tayo iyo aqon leh
    Mahadsanidiin

  10. Suleiman Said Moallim ‘HonSooyaal’ waxaa fasalkeygu BBA13/A26
    Waxaana ka shaqeeyaa Ocean View Mogadishu
    Darajadeedu waa Logistics Officer.
    hada fasax ayaan ku maqanahay mahad sanidiin waan ku faana in aan ka mid ahay Qoyska Simad Alle ayaana Mahad oo dhan u sugnaatay.

  11. Asc All Simad Family
    Haa waxan ka mid ahay arday simad ka qalin jabisay sanadka 2016 faculty of Computing gaar ahan BCS03 hada waxan Manager ka ahay Qeybta Qiimeynta Hantida maguurtada ah ee shirkada kirosom real estate solutions

  12. Salam simad family magaceyga wa qamar mohamed Ali waxan ka baxay manegment science waxan ku jira ardayda qalin jabinesa 2019 .sido kale waxan joga wadanka. Waxan hambalyo u hor marinaya dhaman simad family mel walbo ey jogan

  13. Magaceygu waa Hassan Barre oo katirsan BPA11 Runtii waxaan ka xumahay in aan aboodin in aan ka qeyb qaato sanad guurada jaamacadeyda SIMAD taas oo sabab u ah xanuun aan muda badan la jiifo oo xataa buugeyga difaacashada iga reebey lkn qalbigaa markasta idankala jooga

  14. Happy 20th Universary my family Simad.
    My name Deka sh Ahmed Mahamud
    I gratueted Simad University in 2014 faculty of Businesses Administration,class of BBA10 also I’m one of CPS student in MBA at OUM collaboration by Simad University.
    Know I’m CEO & founder At Deeqsan style center where located by Ollow mall Dabka injection muqdisho somalia.

  15. I’m very glad to collect information about graduate students and to know their situations right now i’m in galkayo and feeling happy I’m thanks my umiversity how teach me well and wish u success

Comments are closed.

instagram image