QUDBADA GUDOOMIYAHA JAAMACADDA EE XAFLADA QALINJABINTA DUFCADA 13aad ee JAAMACADDA SIMAD
Jan 30

QUDBADA GUDOOMIYAHA JAAMACADDA EE XAFLADA QALINJABINTA DUFCADA 13aad ee JAAMACADDA SIMAD

Guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD Ustaad Dahir Hassan Arab oo maanta kaqeyb galayay Xafladda qalin jebinta Dufcadda 13aad ee Jaamacadda SIMAD ayaa jeediyay qudbad iskugu jirtay dardaaran iyo hambalyeyn kusocatay ardaydii qalinjebineysay, wuxuu sidoo kale u mahadceliyay walidiinti, macalimiinti  iyo marti sharafti kale ee kasoo qeyb gashay xafladda:

si'aad u aqrisato qudbadda oo dhameystiran, raac lifaaqa hoose.

https://simad.edu.so/wp-content/uploads/2018/01/Qudbadda-Guddoomiyaha-Jaamacadda-SIMAD.-2.pdf-2.pdf

instagram image
%d bloggers like this: