The Official Anthem of SIMAD UNIVERSITY     

WAXAA WAXAA SIMAD LAGU YAQAAN

SAASAAN GARASHIYO WANAAG

AQOON SARE IYO TACLIIN

SIDEEY DADKA WAX U BARAAN

CILMIGA AY SIINAYAAN

WAXUU KU SALEESANYAHAY, WAXUU KU SALEESANYAHAY.

EEX IYO KALA SOOC LA’AAN

QABIILNA MA SAACIDAAN

MAKAL SAARAAN ARDADA

MAKALA SOOCSOOCAYAAN.

SIFAHA MUSUQMASUQA

MA SAAMEEYO BULSHADA

DHAMAAN DHAMAAN DHAMAANBA

DHAMAAN WAW SIMAN YIHIIN

 DHAMAAN DHAMAAN DHAMAANBA

DHAMAAN WAW SIMAN YIHIIN.

WAXAA JAAMACADDA SIMAD

HAD IYO JEER LAGA SUGAA

BARBAARTI HOGAANKA SARE

BERRIBA SOCODSIIN LAHEED

WIXI QALDAN SIXI LAHAYD.

WAXAA JAAMACADDA SIMAD

HAD IYO JEER LAGA SUGAA

BARBAARTI HOGAANKA SARE

BERRIBA SOCODSIIN LAHEED

WIXI QALDAN SIXI LAHAYD.

 LASOCO JAAMACADDA SIMAD

SIDAAS AY U TAAGANTAHAY

SIDAAS AY U TAAGANTAHAY.

 LASOCO JAAMACADDA SIMAD

SIDAAS AY U TAAGANTAHAY

SIDAAS AY U TAAGANTAHAY.

SIDAAS AY U TAAGANTAHAY

SIDAAS AY U TAAGANTAHAY.